HADDA BARO - BERRINA BAR!
Aqris. Qoris. Laylis. Sawirid.
Seiten
2025
Verein Salzburg - Kommunikation und Kultur (Verlag)
978-3-9505768-2-5 (ISBN)

- Titel nicht im Sortiment
- Artikel merken
LESEN. SCHREIBEN. ÜBEN. ZEICHNEN. ANMALEN.
Übungsheft für alle, die die somalische Sprache lesen und schreiben lernen. Das Heft ist so gestaltet, dass die Lernenden selbstständig und spielerisch üben können. Noch besser ist es, wenn Eltern, Kinder und Erwachsene mit gleichen Interessen gemeinsam die Bilder ausmalen und die Übungen bearbeiten. Waxaan buuggan ugu wan-qalnay „Hadda baro. Berrina bar.“ Farriinteennuna waxay ku socotaa waalidka, carruurta iyo qofkasta, kaasoo doonaya inuu ogaado, qiimaha ay aqriska iyo qoristu aadanaha u leeyihiin. Ogaada aqoon la‘aantu waa u cadaw bulshadayada. Sidaas darteed waa in sida qabyaaladda, cudurrada iyo gaajada loola dirirayo, aqoon la’aantana loola diriraa.
Buuggu aad buu u fudud yahay. Qofkii dulqaad lihina kaligiis buu baran karaa. Waa in qofka casharrada baranayaa uu erayada kala maqan isku aaddiyaa, kadibna iyagoo dhammeystiran uu buuggiisa ku qoraa. Waxaa taas ka sii habboon, in waalidka, carruurta iyo dadka waaweyn ee isku danta ahiba, ay midabaynt sawirrida iyo ka shaqeynta laylisyada iska kaashadaan.

| Erscheinungsdatum | 04.09.2025 |
|---|---|
| Verlagsort | Salzburg |
| Sprache | Somali |
| Maße | 210 x 148 mm |
| Themenwelt | Schulbuch / Wörterbuch ► Erwachsenenbildung |
| Schlagworte | Bilder zum Ausmalen • Somali lernen • Übungsbuch |
| ISBN-10 | 3-9505768-2-7 / 3950576827 |
| ISBN-13 | 978-3-9505768-2-5 / 9783950576825 |
| Zustand | Neuware |
| Informationen gemäß Produktsicherheitsverordnung (GPSR) | |
| Haben Sie eine Frage zum Produkt? |
Mehr entdecken
aus dem Bereich
aus dem Bereich
Buch | Softcover (2025)
EduMedia GmbH (Verlag)
CHF 39,95